Shahrukh Khan flimkiisa Fan oo guul weeyn gaaray malinti 1aad

0
788

Sida aad la socotaan waxa lasii daayay flimka FAN maalintii jimcaha eheed 01-15-2016,
Hadaba flimka ayaa ahaad flim nuuciisa aan looga baran shirkada Bollywoodka, flimka ayaan wax hees ah lahayn, isla markaana ah 2 Shahrukh Khan oo mid yahay taageero, mid ka kana yahay super star.
2da Shahrukh waxa lagu kala magacaabaa Gaurav iyo Aryan, Gaurav ayaa ah Fan isla markaana dib ka noqonaya mucaarad, kabid markii uu waqti siin waayo Aryan oo ah Shahrukh Khan ka 2aad. Flimka ayaa iskugu jiro qiyaano, dagaal iyo shactaro.
Hadaba aan falan qeeyno guusha uu gaaray flimkaan maalinta koobaad.
Fan waxa uu soo xareeyay 19.20 cr (19.20 milyan oo lacagta india ah) waxa uuna kalay kaalinta koobaad ee ah flimka ugu lacagta badan 2016.

Flimada soo baxay 2016 ayaa sidaan u kala horeeyo.

1: Fan                              19.20
2: Airlift                            12.35
3: Kyaa Kool Hai Hum3     8.15
4: Rocky Handsome          7.16*
5: Ki & Ka                         7.3

 

Hadii aad jeceshahay in aad daawato flimka Fan oo aan tarjuneyn nala soo xiriir link ayaan kuso diri doonaa.

Mahadsanidiin.

NO COMMENTS