Filimka jeestoole uu wado ee Kabali oo maanta soo baxay

0
1099

Jimcaha maantay ah waxaa soo baxay Filimka Rajinikanth uu wado ee Kabali.

Aktarka Filimkan wada waxaa ay Soomaalida u garanayaan jeestoole.

Rajinikanth waxaa la jileysa Filimkan Atariishada cusub ee Radhika Apte.

Radhika waxaa filimkan loogu wacayaa Kumudhavalli halka Rajinikanth loogu yeerayo magaca Kabaleeshwaran.

Wararka kasoo baxaya shirkadaha koofurta inda (Tamil) ayaa sheegaya in flimka Kabali si aad ah loo daawan haayo

NO COMMENTS